Terminalka Movcon ee garoonka Aadan Cadde oo la xiray kadib amar soo baxay

Maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa xiray Terminalka Movcon oo ay isticmaali jireen Qaramada Midoobey, ciidamada AMISOM iyo Safaaradaha reer Galbeedka ee xaruntoodu tahay Xalane. Maareeye kuxigeenka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay ilaa amar dambe in la xiray Terminalka Movcon, waxa uuna cadeeyay in terminaalkan loo xiray amar kasoo baxay wasaaradda … Continue reading Terminalka Movcon ee garoonka Aadan Cadde oo la xiray kadib amar soo baxay